Yeey

From Wikipedia, the free encyclopedia

Yeey
Remove ads

Yeey (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : wolf) (magaca Saynis: Canis lupus) waa xayawaan duurjoog ah oo xoolaha iyo dadka cuna. Yeeygu waa bahal ku nool keymaha meelo badan oo dunida ah ooy ka mid tahay Yurub, Aasiya iyo Woqooyiga Ameerika.

Quick Facts Xaalad xanaaneed, Kala soocida cilmiga ah ...

Bahalkaan waxoo ku noolyahay meelaha ee ka baxaan geedaha waaweyn iyo duurka.

Remove ads

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads