From Wikipedia, the free encyclopedia
Dowlad Hoose (Af Ingiriis : municipality; Af Carabi : ar) waa nidaamka qeyb ka mid ah dowlad meeli leedahay gaar ahaan deegaanada magaalooyinka iyo casimadaha. Dowlada hoose ee degmo, magaalo ama caasimad waa maamulka hoose ee deegaankaasi kaasi oo laga soo doorto isla deegaankaasi isla markaana la shaqeeya dowlada dhexe iyo dowlada sare.[1]
Sida caadiga ah, dowlada hoose waxay ka kooban tahay tiro dad ah oo loo yaqaano "Golaha Deegaanka", saraakiil, xisaabiye, xoghaye iyo gudoomiyaha oo loo yaqaano Duqa magaalada.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.