Maroodi Jeex
From Wikipedia, the free encyclopedia
From Wikipedia, the free encyclopedia
Maroodi Jeex waa gobol ka mid ah gobollada Somaliland waxaana ku taalla caasimada Hargaysa. Maroodi Jeex waxa uu xuduud la leeyahay goballada Saaxil, Awdal iyo Togdheer Woqooyi Galbeed (Somali: Woqooyi Galbeed, Carabi: وقويي جالبيد), ayaa sidoo kale la odhan jirey, waa gobol maamuleed (gobol) oo ku yaal Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaa loo arkaa inuu yahay gobolka ugu dad badan Jamhuuriyadda Somaliland.
Maroodi Jeex | |
---|---|
Gobol | |
Buuraha Naasa Hablood ku yaal duleedka Caasimada Hargeysa | |
Coordinates: 6°6′47″N 47°59′17″E | |
Wadanka | Somaliland |
Caasimaada | Hargeysa |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Guudmarka
Maroodijeex ama Waqooyi Galbeed waxaa xuduud u la leeyahay Itoobiya dhanka koonfureed, dhanka Waqooyi Galbeed gobolka Awdal galbeedka Gabiley,waqooyiga Gacanka Cadmeed. Waqooyi bari Gobolka Saaxil. Xarunta Gobolku waa Hargaysa. Waxaa la ogyahay inuu yahay gobol aad u istaraatiiji ah oo leh dhulka beeraha hodanka ku ah iyo Xoolaha. [3] Demographics Gobolka Woqooyi Galbeed waxaa ku dhaqan dad tiradoodu Laguna qiyaaso 1.8 milyan qof. Maroodijeex waxaa ku nool dad ka soo jeeda qowmiyadda Soomaalida, gaar ahaan qabiil qudha oo ka tirsan reer Sheekh isaxaaq Waxaana Ugu Badan deegaan ahaan saddexdan qabiil ee hoos ku xusan magaalada Hargeysa ama gobolka Maroodijeex kolba sida loo yaqaano
Qabiilka [Ciidagale] ah qabiilka lahaa Aasaaska hargaisa kana tirsan garxajis Qabiilka Arab Sh isaxaaq [sacad muuse] oo ka tirsan habar awal Beesha garxajis. Beesha Isaxaaq oo ka tirsan Habaryoonis Garxajis.
Inta kale ee iyaguna la dega waxay kala yihiin Beesha habar awal ,Beesha habaryoonis oo ka tirsan Garxajis , Beesha Ayuub ,Beesha Toljecle iyo Beesha Muuse Dhariye (Gabooye)
. [5] [6]
Degmooyinka Gobolka Maroodijeex (Ex. Woqooyi Galbeed) ayaa ka kooban toban degmo: [7] 1. Degmada Hargeisa Caasimadda JSL 2. Degmada Salaxley 3. Degmada Laasgeel 4. Degmada Faraweyne 5. Degmada Daarasalaam 6. Degmada Cadaadley 7. Degmada Balli-mataan 8. Degmada Dacarta. 9. Degmada Toon 10.Degmada Wacays Oodane 11, degmada beligubadle
Magaaloyaasha Gobolka Maroodi Jeex | |
---|---|
Allaybaday · Baligubadle · Cadadlay · Dhinbiilriyale · Faraweyne · Gabiley · Hargeysa · Qool-buulale · Qool-cadey · Sabawanag · Salahlay · Sallaxley · Sharmaarke · Wajaale |
Gobolada Somaliland | |
---|---|
Awdal | Maroodi Jeex | Sanaag | Sool | Togdheer | Saaxil |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.