Gabiley
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Gabiley ama Gebiley (Arabic: غابيلي),
Gobalka Gabiley waa Gobalka Todobaad ee Somaliland.
Gobalka Gabiley wuxuu dhacaa Galbeedka Gobalka Maroodi Jeex ee gaar ahaan Galbeedka Caasimada Somaliland.[1] ee Hargaysa.
Gobalka Gabiley wuxu caan ku yahay Waxsoosaarka Beeraha iyo cagaarka deegaanka.
Remove ads
Dhacdaa
Gobalka Gabiley wuxuu dhacaa Galbeedka Gobalka Maroodi Jeex ee gaar ahaan Galbeedka Caasimada Somaliland.[2] wuxu 54 km galbeed ka jirtaa Hargeisa, caasimada Somaliland. Gobolka waxaa woqooyi ka xiga Gacanka Cadmeed, Galbeed waxaa ka xiga Awdal koofurna Itoobiya, barina waa Hargeysa
Taariikh
Gabiley waa mid ka mida magaalooyinka ugu qadiimsan gobolada waqooyiga soomaaliland markii laga soo tago Zeylac, Berbera iyo Camuud, Dhagaxaan lagu arkay ayaa sheegaya in goor aan dhwayn meeshaas lagu noolaa.
Dadka degaanka
Dadka Gobalka Gabiley ku nool waxa lagu qiyaasaa ilaa 135,430 residents.[3]
Gobalka Gabiley waxaa dega beelo kala duwan;
1. Jibriil Abokor (Sacad Muuse).[4][5] 2. Bahabar Aadan (Maxamed Case Gadabuursi) 3. Baha-samaroon (Gadabuursi) 4. Cabdalle Abokor (Sacad Muuse Isaaq) 5. Madigaan (Madigaan) 6. Akisho (Akisho) 7. Gurgure (Gurgure)
Waxbarashada
Dugsi hoose mar walba way lahayd degmadu, hase ahaatee jaamaca loogu magac daray Tima cadde ayaa la yagleelay 1999
Adeega Bulshada
Gabiley waxay leedahay isbitaal casriya oo la furay 2010, laakiin magaaladu waxay sii lahayd Isbitaal weyn
2016 waxaa degaanka loo doortay Mahamed-Amiin Omer Abdi.[6]
Dadka caanka
- Prof. Ahmed Ismael Samatar (Maxamed Case)
- Prof. Abdi Ismael Samatar (Maxamed Case)
- Dr. Abdirahman Duale Baille (Maxamed Case)
- Sheekh Muhumed Warsame (Reer Dalal)
- Abdillahi Suldaan Timacade (Reer Hareed)
- Sheikh Ali Bayle (Reer Yonis)
- Mohamed Hasan Abdullahi "Jidhif" (Reer Dalal)
- Mohamed Abdillahi Kahin "Ogsadey" (Ree Dalal)
- Mo Farah (Deriyahan)
- Nuh Ismail Tani (Reer Hareed)
- Ibrahim Dheere (Bahabar Adan)
- Fanaanad Aamina Abdillahi Hersi (Bahabar Aadan)
Remove ads
Tixraac
Xigasho
Lifaaq banaanka
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads
