Abuja
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Abuja waa caasimada dalka Nayjeeriya waxayna dhacdaa bartamaha,waxaana kunool kudhawaad 1,924,000 lagos waxa ay kamid tahay caasimadaha dib loo aas aasay ee cusub, waxaana la biloobay sideetanaatkii qarnigii hore waxayna noqotay caasimad 12 dec, 1991. Waxaa ku yaal halka laga xakumo dalka, sidoo kale maxkamadda sere iyo xaunta golaha qaranka, wali ilaa iyo hadda si fiican uma dhisna oo lama dhamaystirin.
- Abuja waxay hoy u tahay shirkado badan oo sarsare iyo hay'ado shirkadeed oo ku yaala Nigeria, W. Africa.
Remove ads
Tixraacyada
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads