Caano dheey

From Wikipedia, the free encyclopedia

Caano dheey
Remove ads

Caanaha dheeyda (Af Ingiriis : Organic milk; Af Carabi : ar) waa caano laga so lisay xoolo daaqey dhir nafaqo badan leh. Sidoo kale caanaha dheyda ahi waa kuwo nadiif ah oo leh nafaqo badan.[1] Caanaha dhirtu waxay ahaayeen kuwo laga istimcaalo deegaano badan oo ka mid ah dacalada aduunka tan ilaa wakhti aad u horeeyey. Midhaha dhirta ay ka mid tahay qumbaha ayaa laga sameeyaa caano.

Thumb
Koob caano ah
Remove ads

Hordhac

Caanaha dheyda ahi waa kuwo inta ugu badan aan soo marin wershad iyo sifeyn. Caanaha dheyda ah waxay leeyihiin nafaqo badan oo jidhka waxtar u leh.

Sidoo kale fiiri

Quick Facts

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads