Sibidhi

From Wikipedia, the free encyclopedia

Sibidhi
Remove ads

Sibidhi (Af Ingiriis : Grey; Af Carabi : ar) waa midab fudud oo giriftan ahaan u dhaxeeya madoowga iyo cadaanka. Midabkan waxaa lagu tilmaamaa dhexdhexaad, taasi oo macnaheedu yahay waa midab "bilaa midab ah".[2] Waa midabka daruuraha cirka, dambaska iyo curiyaha liidhka.[3] Sida lagu sheegay taariikhda midabada, midabka cowliga waxaa markii ugu horeeysay la isticmaali jirey sanadkii 700 C.D (Ciise Dabadii).[4][5]

Kani waa maqaal ku saabsan midabka cowlka. Haku khaldin midabka kale cowlaan iyo xayawaanka cawl
Quick Facts Grey/Gray, Midab Xidhiidhiye ...
Remove ads

Muuqaalka

Noocyo Badan

Midabka Cowlka Dabiici

Midabo Kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads