Basali

From Wikipedia, the free encyclopedia

Basali
Remove ads

Basali (Af Ingiriis : Pink; Af Carabi : ar) waa midab casaan badhxan ah, kaasi oo inta badan lagu arko ubaxa.[2][3] Midabka basaliga ah wuxuu magaciisa ka helay khudaarta basasha oo u midab eg yahay. Sida lagu ogaaday macluumaad bulshada ah oo lagu sameeyay wadano badan ooy ka mid yihiin qaarada Afrika, Ameerika iyo Yurub midabka buniga ah waxaa inta ugu badan uu astaan u yahay jacaylka, quruxda, ixtiraamka, caashaqa, dareenka, tixgalinta, macaanida, ilmonimada, dumarnimada iyo xubiga saa'idka ah. Waxaana inta ugu badan isticmaala ama dhar ka tosha dumarka da'da dhexe ah (15 sano ilaa 45 sano). Marka lagu daro midabka madoowga ama buniga waxay ka turjumeeysaa ayay dad badani yidhaahdeen shukaansi iyo haasaawe.[4]

Kani waa maqaal ku saabsan midabka basaliga. Haku khaldin boga Basal
Quick Facts Midab Xidhiidhiye, Qoraalka midabka ...

Midabka basaliga ah waxaa markii ugu horeeysay la isticmaalay qarnigii 17aad.[5]

Remove ads

Muuqaal


Midabo Kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads