Cumar Sharmaarke
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Cumar Sharmaarke (dhashay 18 juun 1960) soomaaliyeed
wuxuu ahaa Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Laga soo bilaabo 2009 illaa 2010. Waxa uu markii dambe si kooban u adeegay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Maraykanka sanadkii 2014. waxaa mar kale loo magacaabay Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Bishii December 2014. Muddadiisu waxay dhammaatay 1-dii Maarso 2017 waxaana beddalay Mudane prof Cabdi wali Cali gaas .[1]
Remove ads
Noloshiisa shaqsiyadeed
Sharmarke wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho 1960-kii , oo ku taala koonfurta-bari ee gobolka Banaadir ee Soomaaliya. [2] Waa wiilka Madaxweynihii hore ee labaad iyo Raiiselwasaarihii ugu horreeyay ee Soomaaliya, Cabdirashiid Cali Sharmaarke ,
wuxuu wax ku bartay Jaamacadda Carleton ee Ottawa , halkaas oo uu ku soo qaatay darajo cilmiga siyaasada iyo dhaqaalaha siyaasadeed . In kasta oo qoyskiisu ee degenyihiin gobolka Virginia ee dalka Mareykanka , wuxuu haystaa dhalashada Soomaaliya iyo Kanada labadaba .
Remove ads
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads