Dubniyaam
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Dubniyaam (ingiriis: Dubnium) astaanta (Db) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay boqol-iyo-shan (105).
Curiyaha Dubniyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska guruubka 5aad ee Diwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 268.
Dubniyaam
Curiyaha Niyobiyaam waxaa loogu magac daray magaalad Dubna ee ku taala dalka Ruushka, meeshaas oo markii ugu horeeysa laga helay. Birtan waa mid aad culus oo ka mid ah biraha guruubka d-block.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads