Dharkayn-Geenyo

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dharkayn-Geenyo
Remove ads

Dharkayn-Geenyo Waa Degmo Ka Tirsan Gobolka Sool , Waqooyibari. Waxay Hilaadii 70KM dhanka Koonfur Galbeed Kaga Beegan tahay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool, Dharkayn-geenyo Waa Magalo Qadiim ah Waxaana ay leedahay Taariikh soo jireen ah.

Quick facts Dharkayn Geenyo Darkein Genyo, Country ...

Dharkayn-Geenyo Waxay Xarun u ahayd Halgankii Barakaysnaa Ee Daraawiishta, Magaca Maagaaladu Wuxuu Ka Kooban Yahay Labo Magac Oo Kala ah Dharkayn Iyo Geenyo, Magacan Wuxuu ku baxay Dhacdo Taariikh ah oo lawada garanayo dharkayn geenyo waxay mar xarun u ahayd ciidankii SSC ee halganka waday 2010 ee xoraynta gobolada SSC Dharkayn wa meesha xad beenaadka Soomaaliya iyo Itoobiya u dhexeeya uu maro. Waxaa ka socda horumar balaadhan oo dhinac kasta xaga diinta,maadiga,siyaasadda,dhaqaalaha,waxay deris la ledahay Degmada Faacween Ee Domco ee waxa kuso noqnoqday dagaalo uu dheexya maamulada SSC KhaaTumo SNm ilahay hakala qaboojiyo. Waxaa deggan beelaha Ciid-Nugaal, ama Si'iid Harti ama reer darawiish.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads