Dhidar

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dhidar
Remove ads

Dhidar waxaa af ingiriis lagu dhahaa striped hyena; (Af Carabi : لاسعانود Af-Laatiin: striped hyaena Af Ingiriis : striped hyena) waa xayawaan duurjoog ah kaas oo bah-wadaag la ah waraabe. Dhidarku waa waraabe oo dega waqooyiga iyo bariga qaarada Afrika, iyo galbeedka qaarada Aasiya. Xiliga omanaha, dhidarku wuxuu marmar weerar u qaada aadanaha. Dhidarka hadauu arko carruur ama dad bukaan ah xiliga oomanaha, wuu weerari kara gaajo daraadeed. Reer miyiga waxay haad iyo jeer ka cabadaan weerarada ay dhidarka ku qaado xoolaha sida geelaha oo kale. Qaangaadhyaha caafimaad qaba kaliya wuxuu weerari kara iyagoo hurud ku jira.[1]

Thumb
Dhidar oo soconya

Dhidarku waxay isku bah yihiin: Waraabe, Cumar, iyo dhurwaa.

Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads