Dhurwaa
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Dhurwaa (ﺿَﺒﻊ) waxaa af ingiriis lagu dhahaa hyena; Af-Laatiin: brown hyaena Af-Taliyaani : iena Af Ingiriis : brown hyena) waa xayawaan duurjoog ah kaas oo cuna hilibka. Dhurwaagu waa nooc waraabe ee xoogan oo ku nool, Namibia iyo wadanka Botswana. Timaha dhurwaaga waa midabka bunni.[3]
Dhurwaaga, waxoo leeyahay, ilko miishaar ah ama goon aad u xoogan. waraabaha, waa xayawaan kala duwan, markii la fiiriyo kuwa ku kala nool aduunka.[4]
Waraabe waxay isku bah yihiin: Cumar, iyo waraabe.
Remove ads
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads