Gaaljecel
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Gaaljecel (Af Ingiriis : Galje'el; Af Carabi : لاسعانود) waa beel ka mid ah Beelweynta Saransoor ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Kiinya iyo Soomaaliya.[1][2]
somaaliya goobaha ugu badan ay dagaan waxaa kamid ah Beledweyne, shabeelooyinka, baadiyaha Kismaayo iyo gobolada Dhexe
Remove ads
ARAR
Beesha Gaaljecel waxay ka dhalatay beelweynta Gugundhabe Hawiye irir samaale ee dagan deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[3] Iwaa afar oo kala ah: Gaaljecel Gugundhabe , Dagoodiye Gugundhabe , Baadicade Gugundhabe iyo Jiijeele Gugundhabe, morile Gugundhabe .
Sidoo Kale Beesha 𝗚𝗮𝗮𝗹𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 waxey caan ku tahay dhaqashada xoolaha sida Geela iwm.[4]
Waxaana ka dhashay beesha Halgamaagii Weynaa ee 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝗕𝗮𝗿𝘀𝗮𝗻𝗲.
Remove ads
Shaxda Beesha
- Gardheere Samaale[4]
- Gaaljecel
- Degoodiya
- Masarre
- Ciise
Samaale, waa aabaha faraca koox beelo waaweyn oo ka tirsan Soomaalida. Beelahaasi waxaa ka mid ah Dirta, Hawiyeha, Gardheere, Meyle, Ajuuraanka kuwaasi oo dhamaantood laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[5] Intaas waxaa dheer, beelaha Samaale waxay si rasmi ah u degaan Soomaaliya, Itoobiya . Sidoo kale waxaa tiro fiican degan tahay gobolka NFD ee wadanka Kiinya.
Remove ads
Sidoo kale fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads