Goroyo Soomaali
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Goronyo Soomaali (Af Ingiriis : Somali ostrich) (magaca Sayniska Struthio molybdophanes) waa shimbir u eg goronyada taasi oo ku dhaqan deegaano badan oo ka mid ah Geeska Afrika, gaar ahaan cariga ku dhaqan yihiin dadka Soomaalidu. Wakhtiyadii hore waxaa lagu tirin jiray goronyada hase yeeshee sanadkii 2014 ayaa la ogaaday inuu soocanyahay goronyada oo uu yahay nooc gaar u madax banaan.
Remove ads
Sido kale fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads