Haumea

From Wikipedia, the free encyclopedia

Haumea
Remove ads

Haumea (Af-Soomaali: Hawmiya, astaan: 🝻)[1] waa duniyar oo laga dhex helo gadaasha meeraha Docay ee Bahda Qoraxdu Midaysay. Dunidan yari waa 1/3 cufka meeraha yar ee Bluto waxaana helay guruub xidigisyahano ah oo uu hogaaminayay Mike Brown sanadkii 2004ta.

Thumb
Muuqaalka dunidayar ee Haumea

Thumb


Qoraalo La Mid ah

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads