Makemake

From Wikipedia, the free encyclopedia

Makemake
Remove ads

Makemake (Af-Soomaali: Maakemaake, astaan: )[1] waa duniyar oo laga dhex helo gadaasha meeraha Docay ee Bahda Qoraxdu Midaysay. Dunidan yari waa tan ugu wayn walxaha laga dhex helo "suunka kuiper" taasi oo leh 2/3 dhererka meeraha yar ee Bluto. Dunida Makemake ma lahan wax dayax ah, waxayna leedahay heerkul aad u qaboow badan taasi oo gaadha −243.2 °C.

Thumb
Muuqaalka dunidayar ee Makemake

Thumb

Qoraalo La Mid ah

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads