Ibraahiim bin Ashtar

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Ibraahiim bin Maalik bin Ashtar Al-Nakhaci (Af- Carabi; إبراهيم بن مالك الأشتر النخعي ) waa taliye ciidan oo noolaa (21H / 642 - 72H / 691 ), wuxuu ka mid ahaa ragii Mukhtaar Dagaalkii Khaaris ee lagu dilay ibni ziyaad ayuuna hogaamiyay, ka dib wuxuu la safatay Muscab wuuna ka barbar dagaalamay ilaa laga dilay 72H.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads