Jiingada

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Jiingada(Af Ingiriis : Gengada) (Af Carabi : ar), Jiingada Waa Magaalo ka tiran magaalooyinka gobolka Bari, Waxay ku barbar taalaa laamiga isku xira Boosaaso iyo gobolada kale ee dalka. Waxaa la assaasay sanadii 1945, waa magaalo koreysa waxaanna Jihada Woqooyi Bari ka xiga Beeraha Dhud oo ah deegaan Beereed qayb weyn ka ciyaara nolosha Dhaqan-dhaqaale ee Magaalada.

Quick Facts Jiingada Gengada, Country ...

Magalada waxaa ilahay ku abuuray oo degen beesha Dubays ee Maxamuud Harti (warsangeli)[1]

Jiingada waxaa ku hareeraysan Deegano ku wanaagsan daaqsinta sida Dooxada Niriq, Dooxooyinka Jiingada Iyo Banka Jiingada. Magaalada waxay aad buux dhaaf u noqotaa xilliga xagaa baxa markaas oo dad badan oo Magaalada Boosaaso ka yimi ay yimaadaan.

Remove ads

Waxbarashada

Marka loo eego Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Puntland, Jiinagada waxaa ku yaala labo Iskool oo Hoose & Dhexe ah, sidoo kale waxaa ku yaala Iskoolo lagu barto luuqadaha qalaad, Iyo Maderisooyin Quraanka Kariim ka ah lagu barto.

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads