Af-Sawaaxili

From Wikipedia, the free encyclopedia

Af-Sawaaxili
Remove ads

Af Sawaaxili, loogu dhawaaqo Kiswahili, waa Luqad Bantu ah, waxayna luqada koowaad u tahay Dadka sawaaxiliga. Waa lingua frankiga Bariga Afrika iyo Koonfurta hoose ee Afrika, oo ay ka midtahay Kenya, Tanzania, Uganda, Rwanda, Burundi, meelo ka mid ah Malawi, Soomaaliya, Zambia, Mozambique iyo Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo (DRC).[3][4]

Quick facts Sawaaxili, Dhalad u ah ...

Tirada saxda ah ee kuwa ku hadla Sawaaxiliga lama yaqaan. Qiyaaso kaladuwan ayaa horey loosoo bandhigay oo udhaxaysa 100 milyan ilaa 150 milyan oo qof.[5]

Af sawaaxiliga waxay luqad qaran u tahay DRC, Kenya, Tanzania, iyo Uganda, sidoo kale waa mid ka mid ah luqadaha ka shaqeeya Ururka Midowga Afrika, waxaana si rasmi ah loogu aqoonsaday inay tahay lingua frankiga Bulshada Bariga Afrika.[6]

Remove ads

Erayo sawaaxili ah

  • jambo hallo (hayeh ama salaamu caleykum
  • hujambo? – sijambo (Sideetahay - waa fiicanahay!
  • hamjambo? – hatujambo (Sideetihiin? - waa fiicannahay!
  • hajambo? – hajambo (sidooyahay ama ee tahay? - woo fiicanyahay ama wee fiicantahay!
  • habari? – nzuri! (maxaa cusub? wax cusub!
  • simba (libaax
  • tembo (Maroodi
  • kiboko (jeer *weewee(adiga
  • twiga (Gari
  • mgeni (marti
  • rafiki (saaxiib
  • karibu (Soo dhawoow!
  • kwaheri (jaaw ama waa baxay!
  • asante (mahadsanid!
  • asante sana (aad aa u mahadsantahay!
  • hakuna matata (dhibaato malahan!
  • safari (Saffar
  • mzungu (gaalo/cadaan/yurubian
  • ninakupenda (waa ku jeclahay!
  • hatari! Khatar/dhibaato!
  • daktari (dhakhtar
  • polepole (tartiib
  • haraka haraka (boobsii/dhakhsi
  • samahani (iska raali ohoow
  • cheza (cayaar
  • hapana (maya
  • ndiyo (haa
  • kweli (sax
  • hodari (caqliloow
  • mzungu (cadaan (naag ama nin)
  • mbwa (ey
  • maji (biyo
  • hamna (mataalo ...
  • bwana (mudane
  • shikamo (salaan, qof kaa ween
  • marahaba (salaan
  • mambo (iska warran
  • poa (iska caadi
  • safi (nadiif
  • nzuri (fiican/nabad
  • dada (walaashaa kaa weyn
  • kaka (walaalkaa kaa weyn
  • kesho (bari subax
  • pumba (kala saarin, bariis
  • mzembe (caajis
  • lala salama (soo bari/habeen wanaagsan
  • sifuri 0
  • moja 1
  • mbili 2
  • tatu 3
  • nne 4
  • tano 5
  • sita 6
  • saba 7
  • nane 8
  • tisa 9
  • kumi 10
  • elfu 1000
Remove ads

Tixraacyada

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads