Bariga Afrika
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Bariga Afrika (Af Ingiriis : East Africa; Af Carabi : ar) waa gobolka dhaca bariga qaarada Afrika, taasi oo aad ugu kala duwan deegaan ahaan, juquraafi ahaan iyo siyaasad ahaan. Sida ku xusan qawaaniinta gobolada ee dejisay Jimciyada Qarama Midoobay[1] deegaanka Bariga Afrika waxay ka kooban tahay ilaa 20 wadan[2], kuwaasi oo kala ah:
- Tanzania, Kenya, Uganda, Rwanda, Burundi iyo Koonfurta Suudaan – wadanadan oo dhaca Badhtamaha Bariga Afrika waxay dhammaan xubin ka yihiin ururka Bulshada Bariga Afrika (East African Community) (EAC).
- Soomaaliya, Djibouti, Eritrea iyo Ethiopia– dhowrkan wadan waxaa loo yaqaana Geeska Afrika.[3][4][5][6]
- Comoros, Mauritius iyo Seychelles – kuwani waa gasiirado ku dhex yaala Badweynta Hindiya.
- Réunion iyo Mayotte – gasiirado yaryar oo gacanta ku hayso wadanka Faransiiska.
- Mozambique iyo Madagascar – kuwaasi oo marar badan lagu xisaabiyo wadanada Koonfurta Afrika.
- Malawi, Zambia iyo Zimbabwe.

Federaalka Bulshada Bartamaha Afrika
Juquraafiga Bariga Afrika waxaa ku jira deegaano ka baxsan gobolka kaasi oo Qaramada Midoobay ku soo dartey.
Remove ads
Faalo Kooban
Bariga Afrika waa bariga Qaarada Afrika:
- Soomaaliya, Jabuuti, Eratareya iyo Itoobiya, oo iyagana marka laso gaabiyo lagu magacaabo wadamada Geeska Afrika.
- Tansaaniya, Kiinya, Yugandha, Ruwanda iyo Burundi, iyadoona Ruwaanda iyo Burundi mar marka qaarkood lagu daro wadamada ku yaala bartamaha Afrika.
Sidoo Kale Fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads