Tansaaniya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Midowga Jamuuriyadda Tansaaniya (English: United Republic of Tanzania) waa dal madax banaan oo ku yaal bariga Afrika. Tansaaniya waxey xuduud la wadaagtaa wadamada Kenya, Ugaandha, Burundi, Ruwanda, Saambiya, Musaanbiiq, Malaawi iyo Saa'iir. Tansaaniya waa labo wadan oo isku tagey. Magacana waxaa laga keeney sadexda xaraf ee ugu horeeya wadan walba (English: Tanganyika en Zanzibar). Magaalo madaxda Tansaaniya waa Dar es Salaam
Remove ads
Xubin
Waddamaha Deggan Tanzania
Japan 20,000+
South Africa 400,000++:
Great Britain 20,000+
United States 100,000+




Tixraacyada
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads