1000 (tiro)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
1000 (kun) waa tiro Abyoone waxaa tira ahaan u xiga 999 waxaana tira ahaan ka horeeya 1001 waana Tiro tirsiimo Togane ah.
Remove ads
Xisaab ahaan
- Hadba nidaamka tiro tobanaale ee Xisaabta، waxaa loo qori karaa tirada kun sidaan soo socota:
- Qalabka xisaabta ama qalabka Kumpuyuutarka: 1E+3.
- Nidaamka halbeegga caalamiga ah: tirada kun waxay tilmaamaysaa summadda ah Kiilo.
Taariikh ahaan
- Muddo laga joogo 1000 sanadood waxaa loogu yeeri jiray kun.
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro 1000 (number). |
1000
1000 waa lambarka kun ee tirada xisaabta. Lambarkan waa mid dhaban ah, waxaana ka horeeya lambar 999 lambarka ku xigana waa 1001.
Remove ads
Lambarka Kun ama 1000 waxa loo yaqaanaa Mileniyaam ama 10 qarni
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads