Maydhax

From Wikipedia, the free encyclopedia

Maydhax
Remove ads

Maydhax (ingiriis: phloem) waa dahaar ku wareegsan tuunbooyinka jirida geedka.

Maydhax

Thumb
Jirida geedku waa tiirka dhulka ku haya, waxaana ku dhexjira tuunbooyin cuntada iyo biyaha u kala qaada. Maydhaxdu waxay quudisaa jirida naf ahaanteed.

Jirida waxaa ku dhex jira tuunbooyin kala gudbiya cuntada, biyaha iyo macdanta geedku u baahan yahay. Tuunbooyinkan waxaa ku dahaadhan qolof adag oo ka samaysan unugyo dhintey, kuwaas oo ka difaaca xanuunada, kulka, qabowga, xasharaadka iyo waxyeelada kale.

Maqaarka sare ee adag, waxaa ku xiga xadhko yaryar oo loo yaqaano Maydhax (xylem), kuwaas oo ayaguna ka cuntada, biyaha iyo nafaqada kale gaadhsiiya unugyada jirida.

Thumb
Gobol ka mid ah jirida oo muujineysa koritaanka goobooyinka 27 sano koritaankeeda.


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads