Mevlüt Çavuşoğlu

From Wikipedia, the free encyclopedia

Mevlüt Çavuşoğlu
Remove ads

Mevlüt Çavuşoğlu (Alanya 5 Febraayo 1968) Waa dublumaasi u dhashay dalka Turkiga waana Wasiirka iminka haya xilka Wasaaradda Arimaha Dibadda ee dalkaasi. horey wuxuu usoo qabtay xilal ay ka mid yihiin: Madaxweynaha Baarlamaanka Yurub, Wasiirka Turkiga U Qaabilsan Arimaha Midowga Yurub ahna Ergayga Gaarka ah ee U Qaabilsan Turkiga Wada Xaajoodka Midowga Yurub.

Quick Facts Ra'iisulwasaare, Xilka kaga horeeyey ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads