Kalandarka Miilaadiga

Maalintirsi caalami ah oo inta badan dunida laga isticmaalo From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Kalandarka Miilaadiga, ama Kalandarka Grigooriyaan, ama Maalintiris (Af Ingiriis : gregorian calendar) waa nidaamka reer Galbeed ay isticmaalaan sii lagu habeeyo, xafido, xisaabiyo wakhtiga maalmaha, todobaadka, billaha, sanadada, qarniyada iyo wixii ka badan. Kalandarka wuxuu dadka ka caawiyaa ineey aaqoonsadaan ciidaha iyo dabaaldegyada diiniga, bulshooyinka, ganacsiga ama ujeedooyinka maamulka.

Agoosto
Sabti Axad Isniin Talaado Arbaco Khamiis Jimco
1
2 3 4 5 6 7 8
9 10 11 12 13 14 15
16 17 18 19 20 21 22
23 24 25 26 27 28 29
30 31
2025

Kalandarka Miilaadiga waa magac tirsi-sanadeed, wuxuu ka soo bilowdaa dhalashaddii Nebi Ciise, wuxuu ka koobanyahay 12 bilood oo ku kala dhamaada 28, 29, 30 iyo 31. Taariikhda miilaadiga waxaa lagu xisaabiyaa tirs-bileed, mana la xiriiro dabiicadda sida dayaxa iyo qorraxda.

Remove ads

Bilaha Miilaadiga

Maanta waa

14 Agoosto

2025 M


19 Safar

1447 H


23 Mordad

1404 SH


[cusbooneysiin]

Bilaha Miilaadiga:

  1. Janaayo
  2. Febraayo
  3. Maarso
  4. Abriil
  5. Maajo
  6. Juun
  7. Luuliyo
  8. Agoosto
  9. Sebteembar
  10. Oktoobar
  11. Nofeembar
  12. Diseembar

Sidoo Kale Fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads