Sodhiyaam

From Wikipedia, the free encyclopedia

Sodhiyaam
Remove ads

Sodhiyaam (Ingiriis: Sodium) calaamad Na waa curiye kimiko bir ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-kow. Sodhiyaam waa bir jilicsan oo leh midab silfar cadaan xiga markeey saafiga tahay. Curiyehan oo leh falgal aad u firfircoon ayaa waxay xubin ka tahay juffada Birta Alkali.

Sodhiyaam

Thumb
curiyehan waa bir silfar dhalaalayaysa.

Sodhiyaam ma ahan curiye la helo kaligiis laakiin waxaa laga soo dhex saaraa Isku dhisyada eey ku jirto, waxaan helay markii ugu horeeysay saynis-yahan Humphry Davy sanadkii 1807.

Sodhiyaam waa curiyeha lixaad ee ugu badan Qolof Dhulka, ayadoo u sameeysan isku dhisyo macdan ah sida cusbo-dhagaxeedka SodhiyaamKoloraydh (NaCl). Isku dhisyada Sodhiyaam aad ayay u faa'iido badan yihiin waxaana loo isticmaalaa in laga diyaariyo saabuunta (sodhiyaamhaydarogsaadh) (lye) iyo nafaqooyin sida Milixda (sodhiyamkoloraydh). Sidoo kale curiyahan aad ayuu muhiim yahay jidhka Xayawaanka iyo dhirtaba.

Thumb
Sodhiyaam
Remove ads

Taariikhda Sodhiyaam

Noocyada Sodhiyaam

Isku Dhisyada Dabiiciga

Fal-galka Curiyeha

Isticmaalka Sodhiyaam

Isku dhisyada Sodhiyaam waxa laga sameeyaa waxyaabo badan; kan ugu caansan ee ilaa wakhti hore bani-aadamku yaqaaneen waa falgalka Sodhiyaam la sameeyso Koloriinta oo lagu magaabo (SodhiyaamKoloraydh) ama (NaCl) oo ah Milixda ama cusbada aan maalin kasta isticmaalno.


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads