Naf

From Wikipedia, the free encyclopedia

Naf
Remove ads

Naf (ingiriis: Soul; Carabi: روح) ruuxda ku jirta Noolaha. Naftu waa ruux Ilaahay geliyo noolaha, taas oon la arki karin, lana taaban karin.

Thumb

Naf

Naftu waa furaha nolosha dhamaan xayawaanka, taas oo markuu dhasho ilaa inta uu ka dhimanayo ku jirta.

Naftu markey ka baxdo dadka waxaa soo baxa mayd.

Markaan dhimanno nafteenna jidhka kama baxdo. Dhoobo baa binuʼaadanka laga sameeyay. Markuu jidhkeennu dhinto waxba naga ma sii noolaado. Ma nihin naf ku dhex nool jidh. Markaynu dhimanno maskaxdeennuna way dhimataa oo fekradaheenna way baabbaʼaan.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads