Noole
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Noole (Af Ingiriis : Living Thing) waa wax walba oo naf leh, dhaq-dhaqaaqi kara, soo dhasha, jidhkiisu koro isla markaana dhinta. Labada meere ay noole ku nool yihiin waxay kala yihiin Dhulka (ay dadyow degaan) iyo K2-18b (meere) oo ku cirmeerta meeraha K2-18.
- Bogan waa mid ku saabsan guu ahaan noolaha. Haku khaldin "nolol"
Dulxaadis
Ereyga Noole waxa soo hoos-gala dhamaan wixii naf ku jirto.
Noolaha waxaa ka mid ah dhamaan xayawaanka oo dadku ka mid yahay, dhirta, baakteeriyada, fungiga iwm.
Noolahu wuxuu sameeyaa dhaqdhaqaaq iyo xarakaad, waxuuna u baahan yahay hawo, biyo iyo cunto si uu u koro isla markaana u sii noolaado. Noolaha qaar, sida geedaha waxay u baahan yihiin awooda ileyska qoraxda si uu u sameeysto cunto isla markaana u sii noolaado. noolahu wuxuu leeyahay astaamo kala duwan
Waxa lid ku ah kalmada Ma Noole oo lagu qeexo dhamaan waxyaabaha bila nafta ah.
Dhoobo baa binuʼaadanka laga sameeyay.
Remove ads
- Xayawaanka
- Dhirta
- Boqoshaa
- Protist
- Protozoa
- Jeertmiska
Sida la isku raacay waxaa jira ilaa shan (ama lix) kooxood oo ka tirsan boqortooyo (biyoloji), kuwaasi oo kala ah:
|
| ||||||||||||||||||
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads