Neefta

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Xanuunka Neefta

Haku khaldin hawada Neefta.

Neef (ingiriis: Asthma) waa cudur ku dhaca dhuunta hawo -mareenka, sambabada iyo xubnaha laga neefsado.

Waxaa isu urura dhuumaha hawadu ay marto, qofkana waxaa ku adkaata inuu si caadi ah u neefsado.

Dhuumahaas (Hawa mareenka) waxaa ku wareegsan muruqyo. Muruqyadaas ayaa isu urura, taasina wexey sababtaa in dhuuntii hawadu ay maraysey ay yaraato.


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads