Run

From Wikipedia, the free encyclopedia

Run
Remove ads
Remove ads

Run (Af Ingiriis : Truth; Af Carabi : ar) waa sida ugu saxsan ee war ama xaalad tahay.[1] Runta waxaa ka soo horjeeda been. Sidoo kale runtu waa sheegida xaqiiqada sida ugu saxsan ee dhacdo, war, marxalad iyo wixii la mid ah. Sida caadiga ah, inta ugu badan diimaha, filosofiga, iyo cilmigu wuxu aad u dhiirigeliyaan sheegida runta, iyo in qofku noqdo mid run sheeg ah oo sida xaqiiqada ah wax u sheega.

Thumb
Walter Seymour Allward, Veritas, 1920

Diinta Islaamku waxay faraysaa dhamaan dadka muslimiinta ah ineey ahaadaan kuwo runsheeg ah, hadii kale waxay galayaan dembi lagu ciqaabi doono aakhirada.

Guud ahaan, runtu waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee aduunka ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si maqal, muuqaal ama qoraal ah.[2]

Addoommada Ilaahay runta way jecel yihiin.[3]

Remove ads

Runta iyo Diinta

Inta ugu badan diimaha aduunku waxay dadka faraan in runta la caadeysto. Hal diin oo run ah ayaa jirta. Markhaatiyaasha Yehowah waxay horumariyaan runta iyagoo xaqiijinaya xaqiiqooyinka.

Qoraalo Kale

Linkiyo

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads