Salaada Casir

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Salaad casar (Af Carabi : ar) Waa salaada dhexe waxeyna kamid salaadaha sida weyn uga hadlay quraanka, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Salaada casir malahan wax salaad sunna ah oo ka dambeeya ilaa laga gaaro Salaad maqrib. qofkii tukadaa salaad barday (salaada waqtiga qabow) salaada subax iyo salada casar qofkii tukadaa janada ayuu galayaa.

Sidoo kale fiiri


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads