Salaada Cishe
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Salaad Cishe Af Carabi : ar Waa salaada shanaad ee salaadaha faradka waxeyna kujirtaa salaadaha fadligooda badan yahay, Nabiga (NNKH) Wuxuu yiri ninkii tukada labada bardeyn(qaboobe) Janada ayuu galayaa, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Waa salaada ku adag munaafiqiinta in ay tukadaan. Salaada cishaha waxaa ka danbeeyo 2 rakco oo sunna ah.
Sidoo kale fiiri
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads