Salaada Subax

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Salaada subax (Af Carabi : ar) Waa salaada ugu horeyso salaadaha shanta ah waxeyna kamid tahay salaadaha sida weyn uga hadlay Nabiga(NNKH),oo uu yiri "ninkii Tukada labada qaboobe Jannada ayuu galaa" waxayna ka koobantahay 2 rakco. Salaada Subax waxaa ka horeeyo 2 rakco oo sunna ah.

Sidoo kale fiiri


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads