San

From Wikipedia, the free encyclopedia

San
Remove ads

San (ingiriis: Nose) waa xubin ka mid ah xubnaha neefsiga hawoda ogsajiinta ku jirta cirka ayadoo ka soo gasha sanka iyo afka, u gudbta dhuunta ilaa sambabada oo u sii gubiya xididdada dhiiga qaada ilaa dhamaan unugyada jidhka. Sidoo kale, unugyada hawada eey celiyaan ee kaarboon-labo-ogsaydh dib uga soo baxda sanka.

San

Thumb
San
Thumb
Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee Sanka.

Sanku waa xubinta neefsiga dadka, xayawaanka, dhamaan naasleyda iyo noocyada kala duwan ee noolaha. Inta u badan Sanka xayawaanka laf-dhabarleeyda - oo dadku ka mid yahay - waxay leeyihiin labo sanqo oo badhtamaha ama qeybta hore ee wejiga ku yaala. Kaasi ayaa marka ur soo gaarto u gudbiya unugyada urta ee jidhka.

Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan urta taas ka mid ah Shanta Laxaad ee dareenka noolaha.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads