Sumeer

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

32.0°N 45.5°E / 32.0; 45.5 Sumer

Sumer (laga soo xigtay magaca Akkadiyaanka: Šumeru micnaheedu tahay "dhulkii boqorada ilbaxa ah") waa boqortooyo iyo ilbaxnimo hore oo ka jirtey koonfurta deegaanada Mesobotaamiya, taasi oo maanta ku dhex taala wadanka Ciraaq.

Remove ads

Qoraalo La Mid Ah

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads