Surre (beel)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Surre (Af Ingiriis : Surre, Af Carabi : ar), sidoo kale loo yaqaano Dirta Dhexe, waa qabiil ka tirsan Beelaha Dir, ee Dadka Soomaalida. Beesha Surre waxaa loo yaqaanaa Cabdalle iyo Qubeys waxayn deegaan ku yihiin gobolada dhexe ee wadanka Soomaaliya iyo deegaano ka mid ah Soomaali Galbeed wadanka Itoobiya.

Quick Facts Luqada, Diinta ...
Remove ads

Hordhac

Gobolada Bari iyo Nugaal waxaa deegaan ku ah qeybo ka mid ah Beelweynta Dir, kuwaasi waxaa lagu magaacaabaa Surre ama Cabdale iyo Qubeys.[1]

Dir

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads