Biimaal

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Bimaal ama Bimale, magaca saxda: Jamaal, (Af Ingiriis : Bimal; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Beesha Biimaal , Jamal or Beesha Jamal, waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta deegaano ku yaala Geeska Afrika.[1][2][3]

Quick Facts Meelaha ay ku badan yihiin, Luqada ...
Remove ads

Hordhac

Biimaal waa beelo ka mid ah beelaha Dir, kuwaasi oo dega koofurta ıyo galbeedka wadanka Soomaaliya. Beesha biimaal waa boqortoyada kalii ee dagaal lagashay talyaniga konfurta soamlia. Beesha Biimaal waxeey degtaa Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Gobolada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe, ethiopia ( Qoraxeey,nusdariiq, Kabtinur, qabridahar, jarati, doolow emeey) Kenya, Bangal,girifto qoofto, buura, Hoolaa.tanariver Shabeellaha Hoose Magalad Casimada marka,Janaale,Qoryooley,awdheegle,waagadi. mushani.sablaale,Degmad Raaxoole EX.N50 iyo Degmada Baraawe,Buulo Mareer,Galweyne,Ceelwaregoow,Muuri,Lanta Buur,Shalaanbood iyo Gaywaroow.

Remove ads

Dir

Dir magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).[4][5][6][7]

Remove ads

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads