Yuraaniyaam

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Yuraaniyam

Thumb
curiye waa cagaar dhalaalaya una eeg madoow markey la falgalsho Ogsajiinta. Isku dhiska curiyehan waa mid khatar badan.

Yuraaniyam (Ingiriis: Uranium) calaamad U waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay sagaashan-iyo-lix. Yuraaniyam waa bir leh 92 elektaroon iyo 92 borotoon, taas oo leh radioactive daciif ah maadaama isotopeskeedu aanay daganeeyn. Curiyahan wuxuu leeyahay miisaanka atomka ugu culus ee Diwaanka Curiye, waxa ka miisaan weeyn kaliya Bulutooniyaamka.

Ayadoo Isku dhis ah ayaa laga helaa dhulka hal meel milyankii qidcadood ee caro, dhagax ama biyo ah. Yuraaniyam-239 waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo hubka khatarta badan ee Nukliyeerka.

Remove ads

Taariikhda Yuraaniyamta

Yuraaniyamta waa macdan laga helo carrada Taas oo leh faa'iido waxtar badan waxaana laga sameeya hubka khatarta badan ee nukliyeerka

Noocyada Yuraaniyamta

Isku Dhisyada Dabiiciga

Fal-galka Curiyeha

Isticmaalka Yuraaniyamta


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads