Wabxo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Wahbo District (Soomaali: Wabxo ), waa degmo qurux badan oo ku taal koonfurta gobolka Galguduud ee Soomaaliya . Fogaanta Wabxo iyo Ceelbuur waa 43 KM, Wabxo iyo Muqdisho waa 333 KM.
Bishii Juun 5, 2009, Wabxo waxaa ka dhacay dagaalkii Wabxo , waxaa ku dagaalamay hal dhinac, jabhado ka tirsan Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab iyo dhinaca kale maleeshiyaad taabacsan dowladda kumeelgarka ah ee Ahlu Sunna Waljameeca . In ka badan 123 ayaa la dilay, waxay noqotay mid ka mid ah dagaalladii ugu cuslaa ee ka dhaca dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya .
Remove ads
Tixraac
Halkan ka daawo sawirka hawada sare ee Wabxo.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads