Xawaare Ileys
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Xawaaraha Ileyska
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeega awooda socota. adeegsi kale, eeg Xawaare Ileys (faah faahin).
Xawaaraha Ileyska ama Xawaaraha Iftiinka (ingiriis: Speed of Light) waa halbeega lagu cabiro orodka awooda iftiinka ama ileysku ku socdo wakhti kooban gudaheed.
Inta la ogyahay, xawaaraha ugu dheereeya ee awood ama shay kale ku socon karo waa Xawaaraha Ileyska kaas oo la mid ah 299,792,458 mitir ilbiriqsigiiba (m/s), taas oo qiyaas ahaan u dhiganta 1079 milyan kilomitir saacadiiba ama (671,000,000 mph).
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads