Aasiya (Eeshiya, Af Ingiriis : Asia; Af-Carabi: آسيا; Listeni/ ə[unsupported input]ˈʃə/ ) waa qaarada ugu weyn Dhulka iyo tan ugu dadka badan leh, taasi oo dhacda meel u dhaxaysa dhamaan qaaradaha kale ee dhulka. Qaarada Aasiya waxay ku fadhidaa dhul baaxadiisu le'eg tahay 44,579,000 square kilometres (17,212,000 sq mi), taasi oo u dhiganta ilaa 30% dhulka Dunidan iyo 8.7% oogada sare ee meerahan. Intaas waxaa dheer, qaaradan waxaa ku dhaqan shacabka ugu badan ee aduunka taasi oo gaadhsan 4.4 bilyan (labada wadan ee ugu dadka badan waa Hindiya iyo Shiinaha).[3] Waxaa xusid mudan iyadna in qaarada Aasiya ay ka dhismeen boqortooyooyinka ugu horeeyay ee aadamuhu sameeyaan. Guud ahaan, qaarada Aasiya waxaa dhinaca bari ka xiga Badweynta Baasifik, koonfurta waxaa ka xigta Badweynta Hindiya, dhinaca waqooyi waxaa ka xiga Badweynta Arktik. Aasiya waxay dhinaca ku haysaa qaarada Yurub, halkaasi oonu jirin wax dabiici ah oo labada qaaradood kala sooca. Laakiin sida ku xusan sharciyada caalamiga ee xuduudaha qaarada Aasiya xadkeedu wuxuu ka bilaabmaa bariga Gacanka Suweys, webiga Yural, iyo Buuraha Yural.[4]

Quick Facts Baaxada, Dadka ...
Aasiya
Thumb
Baaxada44,579,000 km2 (17,212,000 sq mi)[1]
Dadka4,164,252,000 (1aad)[2]
Miisaanka Dadka87/km2 (225/sq mi)
MagacaAasiyaan
Wadanada48 xubnoo oo ka tirsan QM iyo 6 wadan (list of countries)
Ku tiirsan
Deegaano La Aqoonsan
LuuqadahaLuuqadaha Aasiya
WakhtiyadaUTC+2 to UTC+12
Internet TLD.asia
Caasimad ugu WaynLiiska magaalooyinka ugu waaweyn Aasiya
Liiska caasimadaha Aasiya
Close

Hordhac

Thumb
Kariirada Aasiya
Thumb
 Japan
Thumb
 Taiwan
Thumb
 Taiwan

Aasiya waa qaarada ugu weyn aduunka isla markaana ugu dadka badan dhamaan caalamka. Buurooyinka ugu weyn aduunka waxee ku yaalaan qaaradan.

Waddanamaha

Sido Kale fiiri

Tixraac

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.