From Wikipedia, the free encyclopedia
Caanaha dhirta (Af Ingiriis : Plant milk; Af Carabi : ar) waa caano laga sameeyo dheecaanka qaar ka mid ah dhirta.[1] Caanaha dhirtu waxay ahaayeen kuwo laga istimcaalo deegaano badan oo ka mid ah dacalada aduunka tan ilaa wakhti aad u horeeyey. Midhaha dhirta ay ka mid tahay qumbaha ayaa laga sameeyaa caano.
Noocyo badan oo dhirta ah waxay leeyihiin midho leh dheecaan cad oo marka la miiro noqda caano. Sidaas ay tahay dhirta qaar waxaa caanaha laga miiraa jirida geedka.[2] Noocyada ugu caansan caanaha dhirta waxaa ka mid ah: caanaha soyga, caanaha almondka, caanaha bariiska, caanaha qumbaha iyo caanaha looska.
Nafaqada caanaha lo'da, soyga iyo almond | |||
---|---|---|---|
Caanaha lo'da (lagu daray vitamin D)[3] | Caanaha Soyga (aan sonkor lahayn; Kaalshiyaam, vitamins A iyo D lagu daray)[4] | Caanaha Almond (aan sonkor lahayn)[5] | |
Kaloriga (koob, 243 g) | 149 | 80 | 39 |
Borotiin (g) | 7.69 | 6.95 | 1.55 |
Dux (g) | 7.93 | 3.91 | 2.88 |
Dux dufan (g) | 4.55 | 0.5 | 0 |
Carbohydrate (g) | 11.71 | 4.23 | 1.52 |
Fibre (g) | 0 | 1.2 | 0 |
Sonkor (g) | 12.32 | 1 | 0 |
Kaalshiyium (mg) | 276 | 301 | 516 |
Potassium (mg) | 322 | 292 | 176 |
Sodium (mg) | 105 | 90 | 186 |
Vitamin B12 (µg) | 1.10 | 2.70 | 0 |
Vitamin A (IU) | 395 | 503 | 372 |
Vitamin D (IU) | 124 | 119 | 110 |
Cholesterol (mg) | 24 | 0 | 0 |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.