Barnamijka Horumarka Qaramada Midoobay

From Wikipedia, the free encyclopedia

Barnamijka Horumarka Qaramada Midoobay
Remove ads

Barnaamijka Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Development Programme, loo soo gaabiyo: (UNDP); Af Carabi : ar) waa shabakada horumarka Ururka Qaramada Midoobay. Waxa fadhi u ah magaalada New York, wadanka Maraykanka; howlaha ugu muhiimsan ee hayada UNDP qabato waxaa ka mid ah u ololeynta isbedel waxtar leh iyo xidhiidhinta wadanada iyo aqoonta (sida horumarinta waxbarashada iyo aqoonta). Sidoo kale, hayadani waxay ka caawisaa wadanada iyo bulshooyinka ineey helaan waayoaragnimo aqooneed iyo kheyraadka lagu caawin karo dadka si eey horumar u gaadhaan. Waxay bixisaa siminaaro, tabobaro, aqoon korodhsi qurbaha ah (scholarship), agab teknooloji iyo waxyaabaha kale ee muhiimka ah.

Kani waa maqaal ku saabsan hayada horumarka QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay. Haku khaldin "UNDPI"
"Boga "UNDP" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Quick facts Loo soo gaabiyo, Samaysmay ...

Si kastaba ha ahaate, hayada UNDP waxay hoostagtaa gudida talada xafiiska Golaha Sare Qaramada Midoobay, kaasi oo ah xafiiska sadexaad ee ugu awooda badan Ururka Qaramada Midoobay, waxa ka horeeya kaliya Xoghayaha Guud iyo ku xigeenka Xoghayaha Guud.[2]



Remove ads

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Kale


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads