Soosali (midab)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Soosali ama soosani (Af Ingiriis : Purple; Af Carabi : ar) waa midab ka samaysan iskudhafka (iskudarka) labo midab oo kala casaan jaamud ah iyo buni.[1][2] Marka laga fiiriyo muraayada (dhalada) Kumbuyuutarka, waxaa midabkan laga sameeyaa iskudarka buluuga iyo casaanka.[3]

- Kani waa maqaal ku saabsan midabka soosali.

Marka la iskudhex daro sadexda midab ee Casaanka, Cagaarka iyo Buluuga ayaa sameeya midabo badan kuwaasi oo ka mid yahay midabkan soosali ah. Samayskaas dhexdiisa waxaa midabka soosali laga helaa buluuga iyo casaanka dhexdooda. Sidoo kale waxaa midabkan lagu helaa marka la kala goynayo (jarayo) midabada ayadoo la isticmaalayo habka afka qalaad lagu yidhaahdo CMYK color model, taasi oo midabkani ka soo dhex baxo cagaar, huruuda iyo madoowga.
Guud ahaan midabka soosali ah waxaa markii ugu horeeysay laga dhex helay iskudar midabo badan uu samaynayay saynisyahan Faransiis haa sanadkii 1859kii.
Remove ads
Iskudarka Midabada
- Muuqaalada Casuus
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads