Burtuqaal ama burtuqiis (af carabi: البرتغال) (afburtuqiis: Portugal ), rasmi ahaan loo yaqaan jamhuuriyada burtuqaal, wadan ku yaala koonfur galbeed yurub kuna dhex yaal jasiirada loo yaqaan aybeeriya ama andalus , waa wadank yurub ugu fog xaga galbeedka, galbeed iyo koofur waxaa ka xiga bad weynta atlaantiga , woqooyiga iyo bariga waxaa ka xiga spain sida khooriyada Azor iyo Madera ee bad weynta ku dhexyaal ay uga tirsanyihiin burtuqaal, caasimadiisu waa Lissabon ama lisgboona, luuqada rasmiga ha burtuqiis, dadka waa burtuqiis, tira koobka dadka 2009 kii 10,355,824 qof, xilli gooreedka : +1 furaha taleefanka : +351, internetka : .pt
Quick Facts BurtugueseRepública Portuguesa (Af-Boortaqiis), Luqadaha rasmiga ah ...
Burtuguese República Portuguesa (Af-Boortaqiis )
Heesta qaranka: "A Portuguesa "
Location of
Burtuqaal
(dark green)
– in Europe (green & dark grey) – in the European Union (green)
Location of
Burtuqaal
(dark green)
– in Europe (green & dark grey) – in the European Union (green)
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaranLissabon
Luqadaha rasmiga ah
Af-Bortuqiis
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka
Mirandese [a]
Qaybaha qoomiyedaha (2011)
96.3% Portuguese 3.7% others
Dadka
Boortaqiis
Xukunka
Unitary semi-presidential constitutional republic [ 1]
-
President
Marcelo Rebelo de Sousa
-
Assembly President
Eduardo Ferro Rodrigues
-
Prime Minister
António Costa
Sharci dejinta
Assembly of the Republic
Formation
-
Foundation
868
-
Re-founding
1095
-
Sovereignty
24 June 1128
-
Kingdom
26 July 1139
-
Recognition
5 October 1143
-
Papal recognition
23 May 1179
-
Restoration
1 December 1640
-
Republic
5 October 1910
-
Democratization
25 April 1974
-
Present Constitution
25 April 1976[b]
-
EEC accession
1 January 1986
Baaxad
-
Guud ahaan
92,212 km2 [ 2] (109th ) 35,603 sq mi
-
Biyo (%)
0.5
Tirada dadka
-
2017 qiyaasta
10,291,027 (83rd )
-
Mugga Dadka
115/km2 (97th ) 298/sq mi
Wax soo saar (PPP )
qiyaastii
-
Guud ahaan
$328.252 billion
Lacagta
Euro [c] (€ ) (EUR
)
Waqtiga
WET (UTC )AZOT (UTC −1)
-
Xagaa (DST )
WEST (UTC +1)AZOST (UTC )
Note: Mainland Portugal and Madeira use WET/WEST, the Azores use AZOT/AZOST
Taariikhda
dd/mm/yyyy (CE )
Wadista Baabuurta
right
Thiinada telka
+351
Furaha Internetka
.pt
a.
^ Mirandese , spoken in some villages of the municipality of Miranda do Douro , was officially recognized in 1999 (Lei n.° 7/99 de 29 de Janeiro ),[ 3] awarding it an official right-of-use.[ 4] Portuguese Sign Language is also recognized.
b.
^ Portuguese Constitution adopted in 1976 with several subsequent minor revisions, between 1982 and 2005.
c.
^ Before 2002, the escudo .
Close