Carmo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Carmo waa magalo ku taallo [|Gobol Bari]] ee dhinaca waqooyi bari ee dalka Soomaaliya. Magaladan waxay magaalamadaxda Boosaaso u jirtaa in ku dhow 100km.
Carm waxaa kale oo loo yaqaan Guryasama ama khaliijka. Waxay jirtaa dagmadani waxka yar 20 Sano Luqada engiriska waa Armo. Carmo waa magaalo ka mid ah magaalooyinka ugu koridda badan Soomaaliya xaga dhismayasha balse aan cidi aad ugu noolayn kaliyana lagusoo xagaa baxo. Waxay leedahay Carmo cimilo aad wanagsan. Waxaa degmadaan ku taal Xarunta Tababarka Booliiska (Armo Police Academy) oo ah meel lagu tababaro booliiska Soomaaliya, ayna ka soo baxeen ciidamo aad u tababaran tobankii sano ee u dambeysey. Carmo aaseheedi wuxu aha salad cali hogoto, salad ciise rooble. Carmo waxaa soo maray 5 guddoomiye. Gudoomiyihii u horreeyey waxaa la oran jiray, Allaha u naxaristee, Salaad Cali Hogato (salaad jodhaa). Waxaana ka dambeeyey 4 guddoomiye.
Carmo waxay ku fadhida 5km2 wa magaalo ay inta badan degaan dadka boosaaso kasoo xagaa baxay waxay aad ucamiran tahay xilliyada xagaaga taaso ah magaalo aad uqabow.[1]
Carmo waa magaalo ay mar walba dacwada diinta islamka laysku baraarujiyo. magaaladu waxa ay ka koobaantahay 11 xaafadood kuwaas oo kala ah:
1.Waaberi1
2.Daruuraha 3.Laanbarwaaqo.
4.Farboocle.5.Golis.
6.Durdur.7.Reebi.
8.Waaberi2 9.Baxaya.
10 bilcil 10 boor weyn
Degmada waxay xukunta oo hosyimada deegamo badan oo gobolka bari ah marka laga yimaado bosaso oo magaalamadaxda gobolka ah. Waa magaalo caan ku ah gobnimada. waxaa demada ku yaal Isbitaalka ku caansaan jabitaankanka oo looga yimaado Puntland oo dhan, kaas oo magaciisa la yiraahdo {Bilcin}
- by mohamed ahmed
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads