Ceelaayo

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Ceelaayo waa magaalo tariikhi ah, oo ku taalo gobolka Sanaag ee Dowlada Puntland Waana magaalo xeebed kutaala Soomaaliya Waxaana daga beesha Harti. waxay ku caantahay xoolo dhaqasho iyo beero quruxbadan, sidoo kale waxay ku caan tahay cimilo fiican

More information Magaalooyinka iyo tuulooyinka Sanaag ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads