Xingalool

From Wikipedia, the free encyclopedia

Xingalool
Remove ads


Xingalool waxay ka tirsan tahay gobolka Sanaag ee dalka Somalia gaar ahaan bariga gobolka Sanag waxayna daris la tahay magalooyin badan sida Badhan dhahar ceel buuh baragaha qol degmada xingaloool waxa la dagay sanadii markii ay ahayd 1960 degmada xingalool. Waa degmo ku caan ah xoolo dhaqasho geela iyo adhiga.

More information Magaalooyinka iyo tuulooyinka Sanaag ...
Quick facts Wadanka, Gobolka ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads