Daarood

From Wikipedia, the free encyclopedia

Daarood
Remove ads

Daarood (Af Ingiriis : Darod; Af Carabi : ar) waa beel ka mid ah beelaha Soomaalida kuwaasi oo degan Geeska Afrika. Beesha Daarood waxaay degtaa wadanka Soomaaliya , Jubaland Galmudug iyo Puntland wadanka Itoobiya iyo deegaano ka tirsan wadanka Kiinya. Guud ahaan, beesha Daarood waxaa ka farcama reero badan oo ka mid ah Mareexaan: Absame, Harti (Warsangeli, Reer-Darawiish, Dishiishe iyo Majeerteen) Abdi Koombe(Jambeel,Waleenbo Cabdi, Garwayne) Lailkase iyo beelo kale.

Thumb
Diiriye Guure, Suldaanka Si'iid Harti iyo Darawiish
Quick Facts Meelaha ay ku badan yihiin, Luqada ...
Thumb
beelaha darod

Daaroodku Wuxuu ku hadlaa lahjad isku mid ah waase jiri karaan waxyaabo yar yar oo lagu kala gedisnaan karo taas oo intii hadba isku deegaanii ay ereyada qaybtood isku si u adeegsadaan'ama ugu dhawaaqaan.

Remove ads

Hordhac

Asal ahaan shacabka Daarood waxay ka yimaadeen Dawlada Jabarta. Ismaaciil Jabarti wuxuu ahaa amir horseed iyo hogaamiye oo faafiyey diinta Islaamka gaar ahaana waxa uu ka soo degay meel u dhaw degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag waxaa uu mudo diinta Islaamka ka faafinayey dhulka Bariga iyo Bartamaha Geeska Afrika. Daarood waxaa dhashay Doombiro Dir.

Muuqaalo

Thumb
Haylaan
Thumb
Qabriga oday Daarood

Odaygii ay ka soo tafiirmeen beesha Daarood wuxuu ku aasan yahay magaalo la yidhaahdo Haylaan, taasi oo 35 km u jirta magaalada Badhan ee waqooyi-bari gobolka Sanaag, Soomaaliya.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads